Xiisad ayaa ka dhex qaraxday qowmiyadda Seerbiyanka ee Kosovo iyo xukuumadda Pristina - kadib markii Kosovo ay ku dhawaaqday madax-bannaanida Seerbiya.
Eva Kaili, oo 44 jir ah, ayaa ka mid aheyd afar tuhunsane oo horraantii bishan ay xireen booliska Belgium.
In ka badan 90,000 oo muhaajiriin iyo qaxooti ah ayaa sanadkan gaaray Midowga Yurub iyagoo sii maray marinka dhexe ee Mediterranean-ka, sida dhanka badda ee ka...
Madaxweynaha Jarmalka Frank-Walter Steinmeier ayaa qirtay 'guuldarradii go'aan qaadashada' ee siyaasadda Ruushka.
Rishi Sunak ayaa noqonaya ajaanibkii ugu horreeyey oo Ra'isal Wasaarre ka noqda Boqortooyada Ingiriiska, maalmo ka dib iscasilaaddii lama filaanka ahayd ee Liz Truss oo ahayd...
Wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa sheegtay in 162 sarkaal ay ka mid ahaayeen 1,026 askari oo ka tirsan guutada 36-aad ee ciidamada badda, kuwaas oo isu...
Sweden ayaa ka cabsi qabta weerar uga yimaada Ruushka muddo ku meel gaar ah, haddii dalkaasi uu codsado inuu ku biiro NATO.