Sumow Sun waa wax alaale ee markii uu qofka taabto ama laqo awood u leh in ay u keenaan qofkaas dhibaato, taas oo sababi karta dhimasho....
Gubasho gubashadu waxaa loo kala qaadaa qeybahaan soo socda Gubashada heerka 1aad waxaana loo yaqaanaa afka qalaad (Superficial) Waxaa uu dhaawac gaaray oo kaliya qeybta ugu...
Neefsasho Neefsashada caadiga ah waxay muhiim u tahay in uu qofka noolaado. Waxyaabaha Keena Neefsasho La’aanta. Dhaawac gaara qeybta neefsashada qaabilsan ee maskaxda. Neerfayaasha ama murugyada...
Dhiig Bax Dhiig bax waa waxyaabaha ugu badan ee keena dhimashada sidaa daraadeed, joojinta dhiig baxa dibada waa in la siiyaa ahmiyada kowaad. Dhiig baxa...
Maamulka istaraatijiyada ganacsiga waa nidaam ama qaab loogu tala galay in loo sharaxo hadafka ururka wali si tafaatiran. Si loo gaaro hadafyada shirkada waxaa loo baahanyahay...
Jabka waxaa loo kala saaraa labo qeybood oo kala ah jab fudud (Xiran) iyo jab ay xaaladiisu adagtahay loona yaqaano jab furan. Jab fudud (Xiran) Majiro...
Dhaawacyada Xabadda, Tooreyda iyo caabuqyada kale ee qatarta ah. Qatarta Caabuqa: Dhaawac kastaa oo ay keento xabad ama tooreey waxaa uu qatar ugu jiraa in uu...