
Dadka dhaliila dowladda Ingiriiska ayaa sheegaya inay isticmaalayso dhaqan labo wajiile-nimo ah: Iyadoo ay taageerayso midnimada Soomaaliya, haddana waxay ganacsi la samaynaysaa Somaliland iyo dagaalka Suudaan.

Malajaddan Diblomaasi.com ee bisha janaayo 2026, waxaa lagu falanqeeyay isbeddellada waaweyn oo ku yimid nidaamka awood-qaybsiga dunida, gaar ahaan doorka Mareykanka ee Laatiin Ameerika, Bariga Dhexe...

Dadaallada Turkiga ee ku aaddan Suuriya ayaa si toos ah uga soo horjeeda rabitaanka Israa'iil ee ah inay noqoto dowlad daciif ah oo kala qaybsan.

Soo qabashada Donald Trump ee madaxweyne Nicolás Maduro waa arrin ka dambeysay olole militari oo bilo socday iyo sannado xiriir oo xumaaday xirriirka labada dal.

Falanqeyn: Marka laga reebo tixgelinta degdegga ah ee militariga, aqoonsigu wuxuu salka ku hayaa hammiga ballaaran oo Israa'iil ay ku ballaarinayso raadkeeda diblomaasiyadeed.

Laga bilaabo Qaza ilaa Suudaan oo hadda gubanayso iyo meelo ka baxsan, Tel Aviv iyo Abu Dhabi waxay si adag uga shaqeynayeen sidii ay Bariga Dhexe...

Xurgufyada ka dhaxeyso Mareykanka iyo Iiraan waxay soo socotay in ka badan 40 sano illaa iyo hadana xal waara lagama gaarin khilafaadka u dhaxeeyo labadaan wadan....