
Dagaalka ayaa billowday kaddib markii maleyshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ay isku dayeen inay hub ka qaataan qof rayid ah oo la sheegay inuu ahaa xoolo-dhaqato.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Cali Xaaji Aadan ayaa sheegay in tallaabooyinka caafimaad la xoojiyay kaddib markii Ebola laga xaqiijiyay Kenya oo Soomaaliya ay xuduud la wadaagto.

“Maamul goboleedyadii waa soo dumiseen, dagaal baa ka socda, haddana dagaalkii ayaad rabtaan in magaalada caasimadda aad keentaan” - ayuu yiri Sheekh Shariif.

NISA waxay sheegtay in Bashiir Nuunow uu ahaa hoggaanka waaxda ay Al-Shabaab ugu yeerto Amniyaadka hayay intii u dhaxaysay 2016 iyo 2024.

Aabbaha Aadan Sahan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xukunka horey loo sii diyaariyay, isaga oo ku dooday in aan si dhab ah loo dhegaysan...

“Webiga Shabeelle wuxuu ka sameeyay duleelo gaaraya 366 goobood, waana goobo waaweyn oo halis ah” - ayuu yiri Maxamuud Cabdulle.

“Dagaalkani waxaa laga yaabaa inuu sii socdo muddo yar oo dheeraad ah, laakiin ma jirto wax suurtagal ah oo Al-Shabaab ay mar kale dalka oo dhan...