“Waxaa la joogaa waqtigii laga fogaan lahaa tallaabooyinka halka dhinac ah oo ay dhinacyadu keligood qaadaan, isla markaana si dhakhso leh loogu dhaqaaqi lahaa in lagu...
Waa maxay qoraalka laga soo saaray aqalka sare ee Mareykanka oo ku saabsan khilaafka doorashada Soomaaliya?
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta fadhi ka yeelanaya Qalaalasadaha Siyaasadeed ee ka jira dalka Soomaaliya,kadib markii ay dhamaatay muddo xileedka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo....
Iyadoo shalay oo ahayd Isniin – 08,FEB,2021 ay ku ekeyd muddada xil-haynta ah ee madaxweyne Maxamed Farmaajo sida uu xeerinayo dastuurka KMG ah ayaa maanta oo...
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay Xisbiga Qaransoor war saxaafadeed ka soo saaray khilaafka doorashada Soomaaliya, asigoo tilmaamay hab-dhaqanka madaxda siyaasadda Soomaaliya ee maanta ay taariikhda geli doonaan...
Shirkii ugu dambeeyey ee natiijo la’aanta ku soo dhammaaday ee Dhuusamareeb ayaa u jedadiisu ahayd in laga heshiiya khilaaf hareeyay fulintii heshiiskii September ee ay dhinacayadu...
Kadib khilaaf bilo socday oo u dhexeeyay dowadda federaalka Somaaliya, qaar kamid ah dowlad-goboleedyada iyo xisbiyada mucaaradka ee doorashada iyo nooca ay noqon doonto, madaxda dowladda...
Beesha caalamka ayaa soo dhoweysay shir uu ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qorshuhu yahay inuu ka dhacayo magaalada Dhuusamareeb, kaasi oo looga hadli...
Markii uu madaxweyne Farmaajo saxiixay qaraarkii golaha shacabku uu sanadkii hore soo saaray ee ku saabsanaa in gobolka Banaadir la siiyo 13 xildhibaan oo aqalka sare...
Ugu yaraan sideed carruur ah ayaa ku dhimatay dagaalka maanta ka dhacay degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda Federaalka iyo...