Asad Cabdi kadib markii ay cadeymo iyo fal dambiyeed ku waayeen Laanta Dembi Baarista Booliiska waxay dib ugu soo celiyeen saldhiga degmada Wadajir oo ilaa iyo...
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dardar gelinayso in saxaafadda ay xogaha ay u baahan yihiin ka helaan hay’adaha dawliga ah, arrintaas oo ka mid ah qodobo...
Cabdullahai Maxamed Nuur oo horey usoo nqoday Wasiirka Amniga ayaa sheegay in xubnahan ay badankood iska soo dhiibeen dowlad goboleeyada Galmudug, Jubaland, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle.
Ciidamada dowladda ee hadda dib ugu baxay deeganada ayaa waxay qabsadeen toddobaadyadii lasoo dhaafay. Ujeedka rasmiga ah ayaanan cadeymo rasmi ah loo haynin.
Maleeshiyo taabacsan dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay la wareegeen saldhig weyn oo ay ku lahaayeen ciidamada maamulka Somaliland.
Maleeshiyaadka qabaa’ilku waxay si adag ula dagaallameen kooxda Al-Shabaab, iyaga oo sabab u noqday in laga saaro dhul gaaraya boqollaal KM su'aasha iswaydiinta mudan ayaa ah...
Sida ay qorayso warbaahinta Xubno ka tirsan Al-Shabaab 'oo lagu dilay howgal ka dhacay' Galgaduud
Falanqeeyeyaasha amniga Soomaaliya ayaa qaba in dowladda dhexe iyo taliska ciidamada labadaba laga rabo in ay la yimaadaan qorshe weyn oo muhiim ah, kaas oo ku...
Erayga iyo dhac ama boob waa mid markiiba ku dhiilo gelinaya kuuna muujinaya in halkaas ay ka jirto in wax lagu qaadanayo awood iyadoo qofka ama...
Taariikh nololleedka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kooban.