Waxaa sannadkii 2016 goob fagaare ah lagu weydiiyay su'aashan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo markaasna ahaa madaxweynaha Soomaaliya, wuxuuse ku jawaabay, “aniga labadooda kee dooranaysaa haddii...
“Waxa aad adigu sameyn laheyd ha igu eedeyn marka talada qabsatid. Tobanka la magacaabay kuwa kale oo qaraabadeyda ah haddaa boos u helo waa siinaa, laakiin...
Dilka kadib, booliska ayaan weli rasmi ahaaa u sheegin in dad loo soo qabtay dilkaasi iyo in kale. Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay in maleeshiyadeeda ay fuliyeen...
Qoraalkaan wuxuu kaga sheekeynayaa dhacdadii la yaabka lahayd ee ku qabsatay magaaladda Muqdisho gaar ahaan Xarunta Dambi Baarista Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee C.I.D-a.
Maalmahan dambe dowladda iyo madaxweyne Xassan Sh. Maxamuud (4.5) ayaa la daala dhacayso masuqmaasuq baahsan.
Qorshaha dowladda Soomaaliya ayaa ah in guud ahaan dalka kala wareegto ciidamada ATMIS sanadka dambe dhammaadkiisa.
"Is-beddel kama horreeyo iyadoon sida aan u fekerayno iyo aragtideena diinta, adduunka iyo dawladnimada is-beddelin." ayuu qoray Cabdiraxmaan Cabdishakuur
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa gaaray Kampla, Uganda si ay ugu qeyb-galaan shir ku saabsan sidii ciidamada Soomaaliya ay ula wareegi lahayeen guud ahaan amniga dalka.
Qareenkiisa Cabdiraxman Xassan, oo goobjoog ahaa xilliga la xirayay Cabdalla Muumin, ayaa sheegay in markii hore ay u yimaadeen gaashaanle ka tirsan booliska Soomaaliya iyo nin...
Madaxweynaha xilka la wareegay sanadkii hore waa Xassan Sh. Maxamuud asigoo kala wareegay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo asigana lagu soo doortay nidaamka 4.5. Sida warbixintaan sheegtay...