
Trump ayaa ku tilmaamay gobolka Minnesota inay tahay xarun laga sameeyo dhaq-dhaqaaqyo lacago lagu dhaqo oo been abuur ah.

Ubax Aden oo ah siyaasiyad Soomaaliyeed oo kunool dalka Norway ayaa u qortay warqad furan oo ay u dirtay wasiirka arrimaha dibadda Norway Anniken Huitfeldt.