“Intii Hore aakhiraynu jirnee Iftiinka hadaynu aragnee Ilaaheey mahadiisa weeye” Taladdaba kumaan darin dugsiga aad subaxii ku kalahdo, Jawharad Faneed iyo Jilaa bashaash ah ayaa la...
Milicsiga maalmaheedii qurxoonaa iyo mucjisadii faneed ee Hibo Maxamed Gudoon- Hibo Nuura, waa mid aan laga daalayn lagama dhargaana ah. Dal jacaylka ay dal-tabyadu horseeday ayaa...