Morookko ayaa ku dhawaaqday saddex maalmood oo baroor diiq qaran ah in ka badan 2,000 oo qof oo ku dhintay dhulgariirkii Jimcihii.
Saxafiyiinta Faransiiska ayaa soo sheegay in dhawaqa rasaasta laga maqlayo magaalada caasimadda ah ee Libreville.
Dabka ayaa qabsaday dhismo weyn oo ku yaalla bartamaha magaalada Johannesburg
Wararka ayaa sheegaayo in maleeshiyad Al-shabaab ay fariisin ay ciidamada dowaladdu ku leeyihiin deegaankaas ay kusoo weerareen qaraxyo, kadibna labada dhinaca ay iskaga horyimaadeen dagaal fool-ka-fool...
Niamey waxay soo xigatay ficilada cadawtinimada leh ee Paris, maadaama ay u hiilinayso suurtagalnimada weerar ECOWAS ah.
Wasiirka caddaalada Danmark Peter Hummelgaard ayaa soo jeediyay sharci ka dhigaya sharci daro in si xun loola dhaqmo walxaha muhiimka ah ee sida diinta.
Jaamacadda Dowladda iyo Dhaqaalaha ayaa ahayd jaamacad ku kooban kuliyado gaar ah oo leh takhasusyo kuwaas oo aad bulshada usoo jiiday tan iyo wakhtigii la aasaasay....