
Masuuliyiinta waaxda arrimaha dibadda ayaa hoosta ka xariiqay in dadaalladaasi aysan waxba beddelin mowqifka rasmiga ah ee Washington ee ku aaddan aqoonsiga Soomaaliya oo ah dal...

Waxay tani ay walaac xooggan ku beertay beesha caalamka oo ka cabsi qaba in Soomaaliya ay gasho marxalad dhinac maqnaashaha awooda.

Ilhaan waxa ay tilmaamtay Madaxweynaha Mareykanka in laga rabay dalka in uu mideeyo balse hadda uu u muuqdo qof kala qeybinaya bulshooyinka Mareykanka.

Mareykanka ayaa xusay in inkastoo gargaarka raashinka dib loo fasaxay, haddana ay sii wadi doonaan dib-u-eegista lagu sameynayo guud ahaan hannaanka iyo qaabka kaalmada ay siiyaan...

Mudaharaadyadda waxa ay wateen boorar lagu soo xariiqay ereyo ka tarjumaya sida ay u diidan yihiin culayska Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump.

Soo qabashada Donald Trump ee madaxweyne Nicolás Maduro waa arrin ka dambeysay olole militari oo bilo socday iyo sannado xiriir oo xumaaday xirriirka labada dal.

Trump ayaa ku tilmaamay gobolka Minnesota inay tahay xarun laga sameeyo dhaq-dhaqaaqyo lacago lagu dhaqo oo been abuur ah.