
Axmed Shide oo kasoo jeeda Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa muddo dheer kasoo shaqeeyay dowladda federaalka, isagoo xilal sare kasoo qabtay dowladda, waxaana ugu dambeeyay xilka Wasiirka...

Sheegashada la xiriirta garoonka ayaa timid xilli ciidamada taageersan dowladda ay u soo dhowaanayaan magaalada Mekelle.

Dib u soo cusboonaanshaha dagaalladan ayaa sare u qaaday walaaca laga qabo in colaadda ay sii ballaarato isla markaana ay saameyn ku yeelato dadka rayidka ah...

Colaadda ayaa hadda ka muuqata dhowr jiho oo istiraatiiji ah. Dhinaca xadka Tigray iyo Amhara, dagaallo ayaa laga soo sheegay waddada isku xirta Kobo, Alamata iyo...

Dagaallada cusub ayaa khatar gelinaya Heshiiskii Pretoria ee 2022, kaas oo soo afjaray dagaalkii laba sano socday ee Tigray.

Heshiisku wuxuu dhigayaa in hubka laga dhigo ciidamada Tigreega iyo maamulka federaalka ee gobolka Tigray, waa heshiiskii ugu dambeeyay ee lagu soo afjarayo dagaal socday laba...

Sanad kadib markii ay colaada ka bilaabatay waqooyiga Itoobiya ayaa waxaa isa soo taraya cabsida laga qabo in ciidamada TPLF ay dhawaan gaaraan magaalada Addis Ababa....