Ciidamada Taageerada Degdegga ah ee Suudaan ma waxay askareysaa caruurta si ay uga dagaalamaan?

Falanqeyn: Ciidamada Taageerada Degdegga ah ee Suudaan ayaa lagu soo waramayaa in ay ku soo noqdeen dhaqankoodii hore ee ahaa in ay askareeyaan carruurta si ay uga dagaalamaan.