Kuwa dumarka sida khaldan diinta ugu fasira ma nusqaan ay u maleynayaan bay ka baarayaan mise dan kalay leeyihiin?!

 “من ضلع أعوج”(1) Horta kuwa dumarka sida khaldan diinta ugu fasira ma nusqaan ay u maleynayaan bay ka baarayaan mise dan kalay leeyihiin?! Waa su’aasha aan isweydiiyo mar walba oo aan arko qaarka nusuusta dumarka ka hadasha un qalloociya fasirkooda kuwa ragga ka hadlana aan soo qaadin ba!! Ragga waxaa laga abuuray ciid/dhoobo, dumarka na … Continue reading Kuwa dumarka sida khaldan diinta ugu fasira ma nusqaan ay u maleynayaan bay ka baarayaan mise dan kalay leeyihiin?!