
Sagal Cabdiwali waxay tusaale u tahay qof asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya oo ka gudbay duruufo qaxootinimo, dabadeedna ka...




Sagal Cabdiwali, oo ah hogaamiyaha golaha deegaanka, ayaa ku guuleysatay kursiga deegaanka bartamaha London iyadoo heshay 12,292 cod, marka la...

















Degmada buuraha leh ayaa fure u ah xakamaynta Mocha, oo ah dekedda Badda Cas ee Xuutiyiintu ay qabsadeen bishii hore.

Aabbaha Aadan Sahan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xukunka horey loo sii diyaariyay, isaga oo ku dooday in aan si dhab ah loo dhegaysan...

IMF waxay sheegtay in xawaaladaha Soomaalida dibadda ay weli yihiin il muhiim ah oo dakhli iyo lacag qalaad u ah qoysaska balse ay tilmaantay in xaaladda...

Wiilka 17 jirka ah ayaa weli lagu daweynayaa isbitaalka, iyadoo dhaawaciisu aanu ahayn mid naftiisa halis gelinaya, halka wiilka 18 jirka ah isbitaalka laga saaray Sabtidii.

“Webiga Shabeelle wuxuu ka sameeyay duleelo gaaraya 366 goobood, waana goobo waaweyn oo halis ah” - ayuu yiri Maxamuud Cabdulle.

“Dagaalkani waxaa laga yaabaa inuu sii socdo muddo yar oo dheeraad ah, laakiin ma jirto wax suurtagal ah oo Al-Shabaab ay mar kale dalka oo dhan...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa ku adkaysatay in dood kasta oo ku saabsan arrimaha badda iyo amniga gobolka ay tahay inay tixgeliso danaha Itoobiya.

Axmed Shide oo kasoo jeeda Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa muddo dheer kasoo shaqeeyay dowladda federaalka, isagoo xilal sare kasoo qabtay dowladda, waxaana ugu dambeeyay xilka Wasiirka...

Somaliland iyo Itoobiya ayaa Heshiis is-afgarad kala saxiixday bishii Janaayo 2024, waxaana uu ku saabsanaa in Itoobiya loo fududeeyo helitaanka marin badeed.

“Waxaan jeclaan lahayn inaan aragno Yemen nabdoon, Yemen midaysan oo u shaqaysa gobolka” - ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.