
Sagal Cabdiwali waxay tusaale u tahay qof asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya oo ka gudbay duruufo qaxootinimo, dabadeedna ka...




Isbeddelka guutooyinka ayaa qeyb ka ah habraaca joogtada ah ee ciidamada Ugaandha ay ku cusbooneysiiyaan cutubyada ka hawlgala Soomaaliya, iyaga...

















Taageeradan ayaa lagu sheegay inay muhiim u tahay sii socoshada kala-guurka amni iyo in si tartiib ah mas'uuliyadda amniga loogu wareejiyo ciidamada Soomaaliyeed.

Xasan Sheekh wuxuu sheegay in Soomaaliya ay leedahay ku dhawaad 3,400 oo kiiloomitir oo xeeb ah, taas oo uu sheegay inay abuureyso fursado maalgashiga dalka.

Somaliland ayaa horey u beenisay inay heshiis ku saabsan saldhig milateriga la gashay Israa’iil, iyadoo ku adkaysatay in xiriirkeedu yahay mid diblomaasiyadeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in ujeeddada dhabta ah ee tallaabooyinkan ay tahay in Israa’iil ay ugu dhowaato dalalka Khaliijka iyo Iiraan.

Lacagta ayaa lagu dhawaaqay 2-da Oktoobar 2026, waxaana Soomaaliya ka mid tahay siddeed dal oo Afrikaan ah oo ka faa’iideysanaya maalgelintan.

Itoobiya waxay Soomaaliya ku leedahay kumannaan askari oo qayb ka mid ah ay ka hawlgalaan AUSSOM, halka ciidamo kale ay ku joogaan heshiisyo amni oo laba...

Sida lagu sheegay falanqeyn ay samaysay warbaahinta Minnesota Star Tribune, in ka badan 1,000 qof oo Soomaali ah ayaa tan iyo bishii Febraayo loo soo saaray...

Xogta baaritaanka ayaa muujinaysa in Soomaaliya ay ka mid tahay afarta dal ee Carabta ee lagu sameeyay daraasadda, kuwaas oo kala ah Yemen, Suuriya iyo Ciraaq.

Ilaa hadda ma jirto faahfaahin rasmi ah oo laga bixiyay dalka ay doontu ka diiwaangashan tahay ama nooca xamuulka ay sidday.

Trump oo ka hadlayay siyaasadda socdaalka ayaa sheegay in dhammaan qaabilaadda qaxoontiga Soomaaliya la hakiyey, isaga oo ku tilmaamay Soomaaliya “meel qurux badan oo khatar ah”.