
Sagal Cabdiwali waxay tusaale u tahay qof asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya oo ka gudbay duruufo qaxootinimo, dabadeedna ka...




Warbixinnada ayaa sidoo kale tilmaamaya in ciidamada la qorsheynayo in la geeyo deegaanka Ceelcade oo ku yaalla duleedka Waqooyi ee...

















Sheegashada la xiriirta garoonka ayaa timid xilli ciidamada taageersan dowladda ay u soo dhowaanayaan magaalada Mekelle.

Digniinta ayaa imaanaysa xilli Soomaaliya ay isu diyaarinayso xilli-roobaadka Deyrta, iyadoo hay’adaha caalamiga ah ay ka digayaan in xaaladaha El Niño.

Marxuum Maxamed Cabdiraxmaan ayaa xaalado adag oo ka dhashay dhaawacaas ku maray Isbitaal ku yaalla Jarmalka ilaa ugu dambeyn uu u dhintay.

Wasiir Fiqi ayaa qoraal uu ku daabacay boggiisa Facebook ku sheegay in siyaasiyiinta uu tilmaamay ay yihiin kuwo aan rajo ka lahayn mustaqbalka siyaasadeed ee dalka...

Xiriirka labada dal ayaa sidoo kale kusoo beegmaya xilli Soomaaliya ay wajaheeyso su'aalo la xiriira mustaqbalka taageerada caalamiga ah ee hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, AUSSOM.

ICRC ayaa shaaca ka qaaday in 106 qof oo dhaawac ah lagu daweeyay laba isbitaal oo dowladeed halka 42 qof oo kale lagu daweeyay isbitaallo gaar...

Dowladda Itoobiya ayaa dhawaan ku eedaysay Ereteriya in ay gacansiiso jabhadaha kasoo horjeeda.

Mustafe Maxamed Cumar ayaa xilka hoggaaminta Dowlad Deegaanka Soomaalida qabtay 22-kii Agoosto 2018, xilli uu deegaanka ka jiray isbeddel siyaasadeed oo weyn.

Shaqaalaha markabka ayaa ahaa dad u kala dhashay dalal kala duwan, waxaana la sheegay in dadka dhintay aysan ka mid ahayn muwaadiniinta Imaaraadka.

Dib u soo cusboonaanshaha dagaalladan ayaa sare u qaaday walaaca laga qabo in colaadda ay sii ballaarato isla markaana ay saameyn ku yeelato dadka rayidka ah...