
Sagal Cabdiwali waxay tusaale u tahay qof asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya oo ka gudbay duruufo qaxootinimo, dabadeedna ka...




Maxamed Xaaji oo faallo ka bixiyey kulankaasi ayaa sheegay in shirarka siyaasadeed ay abuuri karaan cinwaanno warbaahineed, balse aanay awood...
















Cabdikariin waxa uu sheegay in 10 degmo oo Hirshabeelle ah iyo 10 degmo oo Galmudug ah ay saaka ka furmeen goobihii loo qorsheeyay cod-bixinta.

Sida ay sheegtay Puntland, shaqaalaha la dilay ayaa kala ah saddex u dhashay dalka Bakistaan hal qof oo u dhashay Myanmar iyo hal qof oo u...

“Shirkaasi sidii loogu talagalay ayuu u soconayaa, guddida qabanqaabaduna hawshooda ayay wadanayaan, waxaana lagu qabanayaa magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal" - ayay yiraahdeen.

Kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa sidoo kale kusoo beegmaya xaalad amni oo xasaasi ah oo ka jirta gobolka.

“Haddii la yiraahdo Awdal baannu ku shirayna, miyaa laga shakiyayaa? Yaab badanaa. Hadda meeshu waa Awdal oo waa halkii Somaliland laga soo dhisay” - ayuu yiri...

Maxkamaddu waxay sheegtay inay tixgelisay caddeymaha ku jira gal-dacwadeedka, doodaha qareennada iyo bayaanka uu eedaysanuhu kahor sheegay garsooraha.

Conway ayaa sheegay in haweenka, carruurta, dadka waayeelka ah iyo dadka qaba naafonimada ay si gaar ah ugu nugul yihiin xaaladda, maadaama ay wajahaan caqabado dheeraad...

Amniga Koonfur Galbeed wuxuu ku xiran yahay in khilaafka Xassan Sheekh iyo Laftagareen laga wareejiyo gacan ka hadalka loona wareejiyo miiska siyaasadda iyo wadahadalka.

Eedeysanayaasha ayaa lagu qabtay hawlgal ay ciidamada badda ee Puntland kusoo furteen markabka shidaalka ee Sibu 1, oo sidoo kale loo yaqaan Seamull, kaas oo Burcad-badeeddu...

Soomaaliya waxay sidoo kale Qaramada Midoobay u sheegtay in carqaladaha ka jira marinka Hormuz ay sare u qaadeen qiimaha cuntada iyo shidaalka.