Buugga Haddimada Qabyaaladda –Qeybtii 7aad

Qeybtii 6aad RIIX HALKAAN Waa sidee maanta qabyaaladdu ummadda Soomaaliyeed dhexdeeda laga soo bilaabo 1991- 2023 Maanta qabyaaladdu waxay noqotay hubka kaliya oo loo adeegsado in wax lagu dumiyo ama gabaad u ah waxyaalo badan aysan diinteenu ogolayn. Qabyaaladdu maanta umadda Soomaaliyeed lidda iyo lafaha ayay ka gashay oo xitaa kii yaraa oo hadda dhashay … Continue reading Buugga Haddimada Qabyaaladda –Qeybtii 7aad