Switzerland ma waxay kamid noqotay dalalka ugu horeeya ee Islaam naceyka qaarada Yurub?

Codbixiyeyaasha Switzerland ayaa go’aan ka gaaraya soo jeedinta midigta-fog ee ah in la mamnuuco in wajiga la daboolo (indhashareer) maaddaama ay u dareerayaan goobaha codbixinta, aftida la qabanayo ee loo arko inay tahay tijaabo ku saabsan aragtida laga qabo Muslimiinta. Hindisahan oo ah nidaamka Switzerland ee dimuqraadiyada tooska ah si toos ah looguma xuso islaamka … Continue reading Switzerland ma waxay kamid noqotay dalalka ugu horeeya ee Islaam naceyka qaarada Yurub?