Akhri6 years ago
Calamadaha Lagu Garto Macalinka Wanaagsan.
Macalinku waa bini’aadan, waa iftiinka nolasha ardayda. Macalinka wanagsan astaamo farabadan oo lasoo koobi karin ayuu leeyahay. Macalinka markasto waxa oo u taaganyahayinnuu wax baro ardayda markasto wax un...