Sirdoonka & Militariga5 months ago
Ciidamada Soomaaliya oo helay hub culus iyo diyaarado
Lataliye Xuseen Sheekh Cali ayaa sheegay inay ciidamada heleen diyaaradaha qumaatiga u kaca, hoobiyeyaal iyo hubka lidka diyaaradaha loona adeegsado dagaallada Soomaaliya ee ZU.