Afrika3 years ago
Dalalka Bartamaha Afrika ayaa cunaqabataynta ka qaaday dalka Gabon
Gabon ayaa laga joojiyay ururka dhaqaalaha bishii Sebteembar ee la soo dhaafay si loogu qasbo hogaamiyayaashii afgambiga sameeyay inay soo celiyaan nidaamka dastuuriga ah.