Afrika3 years ago
Dalka Zimbabwe ayaa ku hanjabay inuu mamnuuci doono deeqaha waxbarasho ee khaniisiinta loogu talagalay
Dowladda Zimbabwe ayaa ka digtay in dalab kasta oo "ka baxsan Muslimiinta iyo Masiixiyiinta" loo qaadan doono sharci darro iyo dambi.