Afrika2 years ago
Dawlada Burkina Faso oo shaqada ka joojisay warbaahinada reer galbeedka ee BBC iyo VOA
Burkina Faso ayaa mamnuucday xarumaha BBC iyo VOA muddo laba toddobaad ah ka dib markii ay tebiyeen warbixin ay ku eedaysay ciidanka dil wadareed.