Wararka3 years ago
Dawladda Niger oo dib u eegis ku samaynaysa heshiisyada milatari ee ay reer Galbeedka la galayso
Hogaamiyayaasha afgambiga Niger ayaa sheegtay in tallabadaasi ay qeyb ka tahay ballanqaad lagu ilaalinayo madax banaanida iyo danta qaranka.