Islaam Naceybka2 years ago
Dembiyada Islaam nacaybka oo kor u kacay gudaha Jarmal: 2024
Wadar dhan 1,554 fal-dambiyeedyo ka dhan ah Muslimiinta ayaa la diiwaan geliyay sanadkii hore, sida lagu sheegay jawaab laga bixiyay baaritaan uu gudbiyay xisbiga Vänsterpartiet.