Soomaaliya9 months ago
Deni iyo Axmed Madoobe oo ka horymmid go’aankii dowladda federaalka ee ku aaddan Imaaraadka Carabta
Puntland iyo Jubbaland ayaa si rasmi ah u sheegay inaysan dhaqan geli doonin go'aanka xukuumadda federaalka Soomaaliya ee ka dhanka ah Imaaradka Carabta.