Soomaaliya10 months ago
Deni iyo Kheyre oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ciidamo dheeraad ah geysay duleedka magaalada Kismaayo si ay u xoojiyaan amniga magaaladaas oo martigelineysa shirka mucaaradka.