Soomaaliya7 months ago
DFS oo ka hadashay kororka qiimaha shidaalka, iyadoo farriin u dirtay ganacsatada
Ganacsatada waxa ay kordhinta shidaalka qiil uga dhigteen colaadda ka jirta Bariga Dhexe maadaama marinka isku socodka shidaalka ee Hormuuz ay xirtay Iiraan.