Ganacsiga1 year ago
Soomaaliya oo qarka u saaran inay lumiso xubinimada Ururka Bulshada Bariga Afrika
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa deddaal dheer ku bixisay ka mid noqoshadda Ururka Bulshada Bariga Afrika, iyadoo Soomaaliya ku bixisay qaaraan dhan 3.5 milyan oo doollar.