Soomaaliya11 months ago
DFS oo soo rogtay nidaamka raadraaca maraakiibta shixnadaha waddo ee imaanaya gudaha Soomaaliya
Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ayaa soo saartay amar culus oo faraya in si degdeg ah loo dhaqan-geliyo nidaamka elektaroonigga ah ee raadraaca maraakiibta shixnadaha (ECTN).