Arrimaha Amniga6 months ago
Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo kasoo horjeeda DFS oo ka bilowday degmada Doolow
Si kastaba ha ahaatee, saraakiisha ayaa waxa ay sheegeen in marnaba ogolaan doonin in xuquuqdooda ciidanimo loo adeegsado burburinta Maamulka Koonfur Galbeed.