Soomaaliya6 years ago
Turkiga wuxuu qeyb muhiim ah ka cayaaraa, sidii xal loogu heli lahaa dhibaatada ragaadisay doorashada Soomaaliya
Xukuumada Ankara ayaa waxay la shaqeyn kartaa musharrax kasta oo noqda madaxweynaha soo socda ee Soomaaliya iyadoo qalalaase siyaasadeed uu socdo, ayuu yidhi khabiir Turki ah.