Caafimaadka iyo Sayniska8 years ago
Dhiig-karka, Yaa Halis Ugu Jiro Innuu Kudhaco Dhiigkarka?
Dhiig-karka waa sara ukicitaanka cadaadiska dhiiga bani’aadamka. Caadis dhiiga waxuu sheegaa xadiga dhiiga uu wadnaha u tuuro (systolic), iyo xadiga dhiiga Halbowlaha ku soo noqoto...