Suudaan3 years ago
Dhinacyada ku dagaallamaya Suudaan ayaa gaysta xad-gudubyo ay ka mid yihiin duqaymo ay ku hayaan dad rayid ah – Warbixinta Qaramada Midoobay
"Qaar ka mid ah xad-gudubyadan waxay noqonayaan dambiyo dagaal," Volker Turk, oo ah madaxa Qaramada Midoobay ee Xuquuqda Aadanaha, ayaa ku yiri hadal la socday warbixinta.