Arrimaha Amniga1 month ago
Digniin laga soo saaray xiriirka dhaqaale ee u dhexeeya Burcad badeedda Soomaaliya iyo kooxaha argagixisada
Cabdiraxiin Warsame ayaa hadalkan ka sheegay dood looga hadlayay isku xirka dadaallada lagula dagaallamayo argagixisada iyo yareynta khataraha musiibooyinka ee bulshada ku nool deegaannada xeebaha Soomaaliya.