Bariga Dhexe2 years ago
Dilka hoggaamiyaha Xamaas waxa uu halis gelinayaa ‘isku dhac ballaadhan,’ guddoomiyaha ururka iskaashiga Islaamka ayaa ka digay
Dilka hoggaamiyaha siyaasadda Xamaas Ismail Haniyah waxa uu halis ugu jiraa in uu Bariga Dhexe galo “isku dhac ballaaran,” ayuu yirri guddoomiyaha ururka iskaashiga Islaamka Arbacadii