Sirdoonka & Militariga8 months ago
Diyaaradaha dagaal ee Turkiga F-16 oo Muqdisho ku sameysay dhoolatus ciidan
Golaha Amniga Turkiga ayaa ballanqaaday inay sii wadayaan taageerada militari iyo midda farsamo ee ay siiyaan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.