Siyaasadda Arrimaha Dibadda9 months ago
Donald Trump: “Diyaar uma ihi in aan Aqoonsado Somaliland”
Senator Ted Cruz oo muddo u ololaynayay in la aqoonsado Somaliland ayaa dhowaan isku dayay in uu Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump uu ku qanciyo aqoonsigaas.