Soomaaliya11 months ago
Doorashada Golaha Deegaanka ee G.Banaadir oo la sheegay in markale dib u dhici karto
Jadwalka doorashada goleyaasha deegaanka ee Banaadir ayaa loo asteeyey 30-ka bishan Nofeembar, balse jadwalka doorashada ayaa marar badan oo hore isbaddal ku yimid.