Arrimaha Amniga9 months ago
Doorka Boqortooyada Ingiriiska ee khilaafaadka geeska Afrika: tuhun labo-wajiilnimo siyaasadeed
Dadka dhaliila dowladda Ingiriiska ayaa sheegaya inay isticmaalayso dhaqan labo wajiile-nimo ah: Iyadoo ay taageerayso midnimada Soomaaliya, haddana waxay ganacsi la samaynaysaa Somaliland iyo dagaalka Suudaan.