Soomaaliya7 months ago
Dowlada Federaalka Soomaaliya oo xabsi guri dhigtay Taliye Mahad Shub
Si waliba xiisada Dowlada Federaalka iyo Koonfur Galbeed waa mid natiijadeeda aan la saadaalin karin laakiin waxaa muuqanayso dhinacyada in dhinac kasta awoodiisa uu tijaabinayo.