Siyaasadda Arrimaha Dibadda4 years ago
Dowlada Itoobiya maxay ugu cudur daaratay in ay qaabisho Madaxweynaha nidaamka qabaliga lagu soo doortay (4.5) ee Soomaaliya?
Wakhti horeba waxaa soo noqday faragelintii hore ee laga nastay wakhtigii Xassan Sheekh Maxamuud dalka maamuli jiray. Waaggii maamulkii Xassan Sheekh Maxamuud wuxuu xirriirka Maamul Gobolleedyada...