Bariga Dhexe5 years ago
Dowladaha Carabta maxay ugu aamusan yihiin duqeynta Israa’iil ee Qaza?
Nadiifinta qowmiyadeed ee Falastiin waa mid ka mid ah dambiyadii waaweynaa ee qarnigii la soo dhaafay. Waxaana suurta galiyay adeegsiga Israa'iil ee boqortooyada Mareykanka.