Siyaasadda Arrimaha Dibadda9 months ago
Dowladda Ciraaq oo si adag uga soo horjeestay Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
Ciraaq oo hadda hoggaaminayso Jaamacadda Carabta, ayaa tilmaamtay in arrintani wiiqeyso amniga iyo xasilloonida gobolka, isla markaana khatar ku tahay xasilloonida Geeska Afrika.