Xafiiska Wararka3 years ago
Dowladda Danmark ayaa doonaysaa inay mamnuucdo gubista Kitaabka Qur’aanka
Wasiirka caddaalada Danmark Peter Hummelgaard ayaa soo jeediyay sharci ka dhigaya sharci daro in si xun loola dhaqmo walxaha muhiimka ah ee sida diinta.