Arrimaha Amniga1 month ago
Dowladda Federaalka oo Saciid Deni ku eedeysay inuu dhiirrigelinayo madax furashada Burcad badeedda
“Lacag kasta oo la siiyo Burcad badeedda waxay sii maalgelinaysaa fal-dambiyeedkaas waxayna ku dhiirrigelinaysaa inay maraakiib kale qabsadaan" - ayuu yiri wasiirku.