Arrimaha Amniga6 months ago
Dowladda Soomaaliya oo dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wada degmada Xudur
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay cutubyadaan cusub dhowaan loo soo xiro doono tababarka isla markaana ay kamid noqon doonaan dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab.