Yurub2 years ago
Dowladda Ingiriiska ayaa saxiixday heshiis ay ku ballan qaaday inay difaaci doonto Sweden haddii la soo weeraro
Sweden ayaa ka cabsi qabta weerar uga yimaada Ruushka muddo ku meel gaar ah, haddii dalkaasi uu codsado inuu ku biiro NATO.